Ciidamada Kenya oo xasuuq ka wada gobolka Gedo

Melleteriga Kenya ayaa gabood fallo dhan walba ah ugeysanaya shacabka Soomaaliyeed ee kunool gobolka Gedo.
Duqeyn ay diyaaradaha Kenya laba maalin ka hor ka geysteen deegaanka Faafaxdhuun ayay ku beegsadeen guri dad shacab ah deganaayeen iyo xarun caafimaad.

Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Gobolka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada Kenya ay duqeymo ku burburiyeen xarumaha shirkadaha isgaarsiinta iyo adeegyada bulshada.

Original of the video here

Kenya News
Kenya Business News
Kenya Political News
Kenya Sport News
Kenya Lifestyle

Back to home page

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *